Dowlad ka tirsan Yurub oo Qaxooti Soomaali ka qaaday dalka Itoobiya (Sawirro)

Dowlada Jarmalka ayaa dib u dejin u sameysay 154 qof oo Qaxooti Soomaali ah, kuwaasoo xalay laga duuliyey magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya oo ay ku noolaayeen. Qaxootigan ayaa gaaray Magaalada Kassel ee dalka Jarmalka halkaasoo dib u dejin looga sameyn doono sida ay sheegtay heyadda IOM oo gacan ka geysatay arrintan. Saraakiil ka … Continue reading Dowlad ka tirsan Yurub oo Qaxooti Soomaali ka qaaday dalka Itoobiya (Sawirro)